![Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland. [Sawirka: Twitter]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2016/12/Al-shabab.jpg)
Intii lagu guda jirey saddexdii sanno ee u dambeysay, ciidamada Jubbaland oo taageero ka helaya kuwa Kenya oo hoostaga AMISOM ayaa dagaal kula jiray dagaalyahanada Al-Shabaab si ay uga xoreeyaan gobolada Jubbooyinka.
Al-Shabaab aya Kismaayo laga saaray sanadkii 2012-kii, balse wali maleeshiyadu waxay joogaan deegaanada ku dhow magaalada.
