Tirada dadka ku dhintay weerarkii xeebta Liido ee Muqdisho oo gaartay 37 qof

Dadka meyd ka soo qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho kadib weerar ka dhacay xeebta 2016-kii. [Sawir Hore]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dadka ku dhintay weerarkii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa gaartay 37 qof oo shacab ah, sida ay sheegeen laamaha ammaanka iyo kuwa caafimaadka.

Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca caasimadda Soomaaliya labadii sano ee lasoo dhaafay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*