Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xuseen Shiikh Maxamuud u magacaabay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda maanta oo Isniin ah.
Waxay noqon magacaabistii ugu horeeyay ee uu sameeyo madaxweyne Xasan oo xafiiska la wareegay maanta oo Isniin ah.
Agaasimaha cusub ayaa horey u soo noqday senateer katirsan aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.