Puntland oo heshiis la gashay shirkado maxali ah si ay u dayactiraan waddooyin iyo buundooyin

Puntland Mirror
1 Min Read
Wasiiradda maaliyadda iyo howlaha guud ee Puntland oo heshiis la galay shirkada maxaliga ah. [Isha Sawirka: Wasaaradda Maaliyadda Puntland]

Wasiiradda maaliyadda iyo howlaha guud ee Puntland oo heshiis la galay shirkada maxaliga ah. [Isha Sawirka: Wasaaradda Maaliyadda Puntland]
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah heshiis la gashay shirkadaha maxaliga ah ee Albaashi, Ceeldaahir iyo Kebarco si ay u dayactiraan waddooyin iyo buundooyin u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Boosaaso kuwaasoo ay burburiyeen roobabkii dhawaan da’ay.

“Dowladda Puntland ayaa bixisay dhammaan lacagihii lagu bilaabayey dhismaha Waddooyinkan oo ay Dowladdu ku wareejisay shirkadaha ka hawl galaya.” Ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *