Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah ku soo laabtay caasimada Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha ayaa magaalada Baydhabo uga qeybgalay shirkii amniga qaranka oo u dhaxeeyay masuuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada.
Be the first to comment