Shir u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Puntland Mirror
1 Min Read
Shirka u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo maanta oo Talaado ah ka furmay magaalada Muqdisho. [Xigashada Sawirka: Villa Somalia]


Shirka u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo maanta oo Talaado ah ka furmay magaalada Muqdisho. [Xigashada Sawirka: Villa Somalia]
Muqdisho -(Puntland Mirror) Shir u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Talaado ah ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka guddoominaya waxaana kasoo qeybgalay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.

Qodobada shirka looga hadli doono ayaa waxaa kamid ah xasilinta amniga guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta haayadaha amniga ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *