Wasaaradda cadaalada iyo diinta iyo awqaafta Puntland oo kulan la yeelatay culimada Garoowe

Wasiirka cadaalada iyo diinta iyo awqaafta Puntland iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay culimada. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda cadaalada iyo diinta iyo awqaafta Puntland ayaa maanta oo Sabti ah kulan la yeelatay culimada ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Labada dhinac ayaa isku afgartay in si wadajir ah loo wadashaqeeyo si looga fogaado wixii khilaaf keeni kara, sida ilo-wareedyo kulanka ka ag dhawaa ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*