Madaxweynaha Puntland oo taliye booliis u magacaabay gobolka Bari

Taliyaha cusub ee booliiska Bari Xuseen Cali Maxamed. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xuseen Cali Maxamed u magacaabay taliyaha ciidanka booliiska ee gobolka Bari, sida lagu sheegay digreeto xafiiska madaxweynaha ka soo baxday Sabtidii.

Xuseen ayaa badali doona Cabdixakiin Xuseen Yuusf kaasoo noqday xildhibaan katirsan baarlamaanka Puntland dabayaaqadii sanadkii lasoo dhaafay ee 2018.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*