Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Mukhtaar Cumar Tiinle kaasoo ahaa xubin katirsan golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo, sidoo kalena kamid ahaa dhalinyarada firfircoon ee magaalada, ayaa xalay lagu dilay Gaalkacyo.
Maleeshiyada argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaas, sida ay tabiyeen warbaahintoodu.