Safiirkii Mareykanka u joogay Soomaaliya oo iscasilay

Puntland Mirror
0 Min Read
Former US ambassador to Somalia Stephen Schwartz. [Photo Credit: Radio Mogadishu]

safiirka
Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz. [Xigashada Sawirka: Radio Muqdisho]
Nairobi-(Puntland Mirror) Safiirkii Mareykanka u joogay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa iscasilay, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo ku dhow safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Iscasilaadiisa ayaa lagu sheegay arrimo shakhsiyadeed, sida ay ilo-wareedku sheegeen.

Bishii July ee sanadkii 2016 ayaa Stephen Schwartz loo doortay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *