RW Xamse: Waan tagayaa Laascaanood

Puntland Mirror
0 Min Read
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. [Isha Sawirka: Xafiiska Raysulwasaaraha/OPM]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xaqiijiyay qorshihiisa ku aaddan booqasho uu ku tagayo magaalada Laascaanood ee SSC-Khaatumo.

Isagoo maanta oo Axad ah ka hadlayay magaalada Muqdisho, ayuu sheegay in booqashadani ay tahay mid lagu doonayo in lagu mideeyo shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu intaas ku daray in xafiiskiisa iyo maamulka SSC-Khaatumo ay wadaan diyaar garowga ku aaddan booqashadan muhiimka ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *