Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug oo shan xubnood oo Al-Shabaab ah ku xukuntay dil toogasho

Puntland Mirror
0 Min Read

Masuuliyiinta maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug oo ku dhawaaqaya xukunka. [Isha Sawirka: Dalmar Media]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug ayaa shan xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho.

Xubnaha la xukumay ayaa lagu helay in ay dilal ka geysteen gudaha magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen masuuliyiinta maxkamadu.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *