Somalia Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Faroole oo tagay Muqdisho Last updated: January 21, 2017 11:03 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan faroole oo tagay Muqdisho. [Sawirka: Archive] SHARE Madaxweynihii hore ee Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan faroole oo tagay Muqdisho. [Sawirka: Archive]Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ahna murashax u tartamaya madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta oo Sabti ah tagay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo. Faroole ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda, murashixiin madaxweyne iyo dad shacab ah. Bishii April ee sanadkii lasoo dhaafay 2016-ka, ayaa Faroole iclaamiyay in uu u tartamayo madaxweynaha Soomaaliya. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Former Puntland president and Somali presidential aspirant arrives in Mogadishu Next Article Dab balaaran oo dhaliyay khasaare dhaqaale oo ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdisho Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research