PuntlandSomalia Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka cayrshay guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal Qaasim Maxamed Cabdi Last updated: March 4, 2017 11:35 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read Qaasim Maxamed Cabdi, guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal. [Sawirka: Archive] SHARE Qaasim Maxamed Cabdi, guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal. [Sawirka: Archive]Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal, Qaasim Maxamed Cabdi, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday madaxtooyada oo uu arkay warsidaha Puntland Mirror. Madaxweyne Cabdiweli ayaa Cali Salaad diiriye u magacaabay guddoomiye ku xigeenkii gobolka Nugaal, sida lagu xusay digreetada. Dabayaaqadii sanadkii 2015-kii ayaa Madaxweynuhu Qaasim u magacaabay guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal kadib markii uu ka qaaday xoghayaha dowladda hoose ee Garoowe oo uu ahaan jiray. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday agaasimihii haayada waddooyinka Puntland ee PHA Next Article Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo loo dhaarshay xubinimada baarlamaanka Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research