Buundada cusub ee Garoowe oo si Rasmi ah loo daahfuray

Puntland Mirror
0 Min Read
Buundada cusub. [Isha Sawirka: Puntland State House]

Garoowe-(Puntland Mirror) Waxaa magaalada Garoowe maanta oo Sabti ah si rasmi ah looga daahfuray buundo muhiim ah taasoo dhismaheedu soo socday qiyaastii labbo sanno.

Buundada oo ka gudbeysa toga ayaa isku xiri doonta xarumo muhiim ah oo uu kamidyahay Isbitaalka Guud ee Garoowe iyo magaalada. Buundadan, oo uu maalgeliyay Bangiga Adduunka ee mashruuca Nagaad, ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ah mashaariicda kaabeyaasha dhaqaalaha ee ugu waaweyn ee laga hirgeliyo gobolka tan iyo xilligii dowladdii dhexe ee uu hoggaaminayay Maxamed Siyaad Barre.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *