![Cameroon oo ku guulaysatay koobkeedii kowaad ee Koobka Qaramada Afrika. [Sawirka: BBC]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/02/93973530_cameroon_3.jpg)
Intii lagu guda jiray qatbtii kowaad ee ciyaarta, Mohammed Elneny ayaa hoggaanka u dhiibay Masar laakiin waxaa goolkiisa ka jawaabceshay Nicolas N’Koulou.
Qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa Vincent Aboubakar najiijada ciyaarta ka dhigay 2-1.
Cameroon ayaa noqotay Qaranka ugu badan ee hantay Koobka Qaramada Afrika, koobkeedii kan ka horeeyay ayay qaaday 15-sanno kahor.
