Qaraxyo waa-weyn oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo August 21, 2016 Puntland Mirror Puntland, Somalia 0 Qaraxa ka dhacay Gaalkacyo. Sawirka: Twitter. Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Qaraxyo waa-weyn ayaa saakay oo Axad ah laga maqlay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qaybta waqooyi, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxyada. warkan waa deg deg, faahfaahin dheeri ah dib baan kasoo gudbin doonaa. Related PostsMay 9, 2017 Haayada Care International oo xirtay wado muhiim ah oo kutaala magaalada GarooweMarch 16, 2020 Shirka wadatashiga Puntland oo galay maalintiisii labaadFebruary 1, 2021 Ilaa 8 qof oo ku geeriyooday weerar ay Al-Shabaab ku qaaday huteel kuyaala MuqdishoMay 14, 2017 Puntland Vice President suspends director of travel agency over malpractice
Be the first to comment