Libaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Galmudug

Puntland Mirror
0 Min Read

Dhuusmareeb-(Puntland Mirror) Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dowlad-goboleedka Galmudug, kaddib doorasho ay codkooda dhiibteen xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulka.

Wuxuu xilka kala wareegayaa Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo Galmudug hoggaaminayay toddobadii sano ee la soo dhaafay.

Libaan, oo ah ganacsade, ayaa falanqeeyayaasha siyaasadda ku tilmaamaan shakhsi dhexdhexaad ah oo aan si gaar ah ugu janjeerin dhinacyada kala duwan ee siyaasadda Galmudug.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *