9 Sucaad waa 27-sanno jir qaxooti ah, qoyska Sucaad ayaa waxay ku dhinteen qarax ka dhacay Muqdisho. Waxay kasoo carartay Soomaaliya kadib markii Al-Shabaab ay afduubatay, ayna kufsadeen. [Sawirka: Aaron Bunch/AAP]
Be the first to comment