12

12

Istaahil iyo Safiya waxay fadhiyaan waddo kutaala Jakarta habeenimo. Waxaa jira 13,800 oo magangelyo raadis iyo qaxooti ah gudaha Indonesia. Saddex meelod labo kamid ah waxay ku tiirsanyihiin gargaarka dowladda ama waxay kunoolyihiin xarumaha ay dowladdu maamusho ee soo galootiga, sida ay sheegtay UNHCR. [Sawirka: Aaron Bunch/AAP]

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*