Xabsi

Xabsi

Askari waardiye ah oo ku sugan xabsi ku yaal Garowe, Puntland, waqooyi bari Soomaaliya bishii Disembar 2016. 54 wiil oo qaarkood ay 12 jir yihiin oo uu ururka Al-Shabab usoo diray inay la dagaallamaan ciidamada Puntland ayaa muddo bilooyin ah ku xirnaa xabsigan. Maxkamad milateri ayaa 28 ka mid ah wiilashaasi ku xukuntay sanado badan, oo ay hadda ku gudanayaan xarun dhaqan-celin oo ku taal Garowe. © 2016 Maxamed Cabdiwahab/AFP/Getty Images

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*