• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ October 3, 2023 ] Tobanaan ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
Home2022September

Month: September 2022

Puntland

Deegaano kamid ah Nugaal oo roob helay xilli abaar adag ay jirto

September 24, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Deegaano katirsan gobolka Nugaal kuwaasoo kamid ah kuwa ay abaartu aadka u saamaysay ayaa maanta helay roobab fiican, sida dadka deegaanka ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Deegaanada roobka helay ayaa waxaa […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo shaqada ka ceyriyay wasiiro uu kamidyahay wasiirkii maaliyadda

September 24, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiiradda, isagoo shaqada ka ceyriyay saddex wasiir. Wasiiradda shaqada laga ceyriyay waxaa kamid ah wasiirkii maaliyadda Xasan Shire Abgaal kaasoo ay saaxiibo […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku samayn doona golihiisa wasiiradda

September 22, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa la filayaa in uu dhawaan isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiiradda, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Isku-shaandhaynta ayaa saamayn doona qaar […]

Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb gali doona Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 18, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta u safray magaalada New York si uu uga qeyb galo Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Waxa uu kulamo laba geesood ah […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u magacaabay duqa kumeelgaarka ah ee Garoowe

September 16, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud oo loo yaqaan Geedi u magacaabay duqa kumeelgaarka ah ee Garoowe kadib markii uu caawa soo saaray digreeto uu ku kala diray golihii deegaanka […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo shan sargaal oo khabiiro ah u magacabaay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada

September 14, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa shan sargaal oo khabiiro ah oo ku jiro Janaraal Maxamed Siciid Moorgan u magacaabay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo magacaabay wasiir dowlaha madaxtooyadda iyo wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha

September 10, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Cabdifataax Maxamed Cabdinuur u magacaabay wasiir dowlaha madaxtooyadda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxday madaxtooyadda manta oo Sabti ah. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Maxamed Cabdirisaaq Dayib […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni

    September 30, 2023 0
    Guuleed Saalax oo ka hadlaya Barxada Garoowe. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Guuleed Saalax Bare, oo u taagan madaxweynaha Puntland 2024 ayaa maanta soo gaaray Garoowe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Guuleed, ayaa [...]
  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Isfahanwaa ku saabsan dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaaliya oo u dhaxeeya DFS iyo deeq-bixiyeyaasha

    August 27, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Isfahanwaa ku saabsan dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka Soomaaliya ayaa u dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya iyo deeq-bixiyeyaasha, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo diblomaasi oo lagu kalsoonaan karo. Deeq-bixiyeyaasha ayaa ka cudur-daartay dhaqaalaha ay dowlada federaalka [...]
  • Tirada guud ee dhimashada coronavirus ee Soomaaliya oo gaartay 23 qof

    April 26, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada guud ee dhimashada cudurka coronavirus ee Soomaaliya ayaa gaartay 23 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Bayaan ay soo saartay gelinkii dambe ee Axada, ayaa wasaaraddu ku sheegtay in [...]
  • Milatariga Zimbabwe oo gacanta ku dhigay awooda dalka, sheegayna in Madaxweyne Robert Mugabe uu nabad qabo

    November 15, 2017 0
    Harare-(Puntland Mirror) Milatariga Zimbabwe ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen awooda dalka balse waxay sheegeen in Madaxweyne Robert Mugabe oo dalka xukumayay tan iyo 1980, uu nabad qabo. Kadib markii ay la wareegeen taleefishinka [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions