Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Puntland oo soo saaray liiska musharixiinta u tartamaya 16 kursi ee doorashadooda lagu qabanayo Boosaaso
Boosaaso-(Puntland) Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Puntland ayaa maanta oo Jimce ah soo saaray liiska musharixiinta u tartamaya 16 kursi ee xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Boosaaso. Shaacinta liiska […]