• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2020April

Month: April 2020

Somalia

Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cade oo u dhintay coronavirus

April 1, 2020 Puntland Mirror 0

London-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhintay isbitaal kuyaala magaalada London ee dalka UK, sida ay sheegeen qoyskiisu. Nuur Xasan Xuseen oo qiyaastii 82 jir ah, ayaa ku jiray […]

Somalia

Deyn-bixiyeyaasha Paris Club oo isku raacay in la cafiyo $1.4 bilyan ay ku leeyihiin Soomaaliya

April 1, 2020 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Wadamada deynbixiyeyaasha ah ee katirsan Paris Club ayaa Talaadadii isku raacay in dib loo habeeyo deynta Soomaaliya, oo ay kamidtahay in si dhaqso ah loo cafiyo $1.4 lagu leeyahay wadanka Geeska Afrika. Paris […]

Posts navigation

« 1 … 4 5

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Kooxda kubada cagta Puntland oo bilaabay tababar si ay ugu diyaargaroobaan tartanka kubada cagta maamul goboleedyada Soomaaliya

    September 21, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta heer gobol ee Puntland ayaa gudaha magaalada garoowe ka bilowday tababar si ay isugu diyaariso Tartanka Kubada Cagta ee maamul goboleedyada Soomaaliya oo bisha soo socota ka dhici doona magaalo xeebeedka [...]
  • Wasaradda Arrimaha Gudaha DFS oo sheegtay in doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed xilligeeda la qabto

    November 6, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in doorashada maamulka Koonfur Galbeed lagu qabto xilligeeda. “Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah waxay faraysaa madaxda Dowlad [...]
  • Jarmalka oo soo gabagabeeyay howlgalka milatari ee gudaha Soomaaliya

    April 3, 2018 0
    Berlin-(Puntland Mirror) Jarmalka ayaa si rasmi ah u soo afjaray howlgalkiisii tababarada milatariga ee gudaha Soomaaliya, taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi ayaa sheegay maanta oo Talaado ah. Ciidamada Jarmalka ayaa si dhammeystiran u soo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions