• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ May 25, 2023 ] Puntland: Dadka oo codkooda dhiibanaya markii ugu horeysay 54 sanno kadib Somalia
  • [ May 24, 2023 ] TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed Puntland
  • [ May 23, 2023 ] Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed Puntland
  • [ May 20, 2023 ] Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay Puntland
  • [ May 17, 2023 ] Xeer ilaalinta Puntland oo amartay in lasoo xiro afar qof oo uu ku jiro wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal Puntland
Home2019July

Month: July 2019

Somalia

Maleeshiyada Ahlu Sunna oo lagu wareejiyay dowladda federaalka Soomaaliya

July 2, 2019 Puntland Mirror 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta oo Talaado ah lagu wareejiyay dowladda federaalka Soomaaliya. Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo taliyaha ciidamada Daahir Aadan Cilmi oo loo yaqaan Indhoqarshe ayaa maanta […]

Somalia

Mareykanka oo sheegay in si aan dhammeystirnayn uu u sii wadi doono taageerada ciidamada Soomaaliya

July 2, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa sheegay in si aan dhammeystirnayn uu u sii wadi doono taageerada ammnaaka ee uu siiyo ciidamada qaranka Soomaaliya. Bayaan maanta oo Talaado ah ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa […]

English News

Somalia lodges protest after Kenya calls Somaliland a country

July 1, 2019 Puntland Mirror 0

Somalia protested formally to Kenya, the foreign ministry in Mogadishu said Monday, after Nairobi referred to the self-proclaimed Republic of Somaliland as a country. Somaliland declared its independence in 1991 but is not recognised by […]

Somalia

Qatar Airways oo duulimaad todobaadle ah ka bilowday Muqdisho

July 1, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaaradda Qatar Airways ayaa maanta oo Isniin ah duulimaad todobaadle ah ka bilowday magaalada Muqdisho. Munaasabada furitaanka ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, halkaas oo diyaaradii ugu horeysay ee ka socota […]

Posts navigation

« 1 … 4 5

Follow on Facebook

Most Read

  • TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed

    May 24, 2023 0
    Garoowe. [Sawir hore] Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa dib u dhigay doorashada goleyaasha deegaanka saddex degmo oo kala ah Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan sababo amni dartood, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay guddiga. [...]
  • Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed

    May 23, 2023 0
    Astaanta booliiska Puntland. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Booliska Puntland ayaa sheegay in dhammaan gaadiidka la joojin doono maalinta doorashada dowladaha hoose oo ka bilaabaneysa Arbacada 6:00 Maqribnimo ilaa Sabtida 6:00 Subaxnimo. Doorashada dowladda hoose [...]
  • Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay

    May 20, 2023 0
    Sanaadiiqda doorashada codeynta. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Sanaadiiqda codeynta degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal iyo gobolka Mudug ayaa gaaray deegaanadaas maanta oo Sabti ah kadib markii baaburta siday ay mareen wado raf ah, sida [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Baarlamaanka Turkiga oo meel mariyay in ciidamo la geeyo gudaha Qatar

    June 7, 2017 0
    Ankara-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay sharci u ogolaanaya in ciidamadooda la geeyo saldhiga milatari ee uu Turkigu ku leeyahay gudaha Qatar. Sharciga, ayaa ahaa mid qabyo ah tan iyo bishii May, balse maanta [...]
  • Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay qorshe howleedkooda

    December 15, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa fiidnimadii Sabtida soo bandhigay qorshe howleedkooda, munaasibad lagu qabtay Garoowe. War-saxaafadeed ay soo saareen guddiga ayay ku sheegeen in laga bilaabo 15-ka December ay bilaambi doonaan [...]
  • Puntland parliament passes new cabinet

    August 10, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s parliament on Thursday passed the new cabinet proposed by President Abdiweli Mohamed Ali Monday. 61 MPs approved the cabinet, with 3 abstentions. Only 64 MPs attended the session. President Abdiweli thanked parliament for the approval. [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions