• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2018March

Month: March 2018

English News

Puntland election to be held within its time, President says

March 7, 2018 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President Abdiweli Mohamed Ali said the presidential election will be held on January 9, 2019, he said in an interview with BBC Somali. In the interview, the President mentioned that he is […]

Puntland

Duqa magaalada Garoowe oo Imaaraatka u jooga raadinta gaariyaasha dab damiska

March 6, 2018 Puntland Mirror 0

Dubai-(Puntland Mirror) Duqa magaalada Garoowe Xasan Maxamed Ciise ayaa safar ku tagay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka todobaadkii tagay, isaga oo raadinaya gaariyaasha dab damiska, sida uu sheegay xoghayaha maanta oo Talaado ah. Xoghayaha […]

English News

Garowe Mayor in UAE to search for fire trucks

March 6, 2018 Puntland Mirror 0

Dubai-(Puntland Mirror) Garowe Mayor Hassan Mohamed Ise began a visit to Dubai, UAE over the weekend, seeking fire trucks, a secretary said on Tuesday. The secretary of the Mayor, Towfiq Bashir Nour told Puntland Mirror […]

Puntland

Ciidanka PSF oo afar miinada wadada lagu aaso ah ku burburshay gudaha Buuraha Galgala

March 4, 2018 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidanka Difaaca Puntland ee PSF ayaa afar miinada wadada lagu aaso ah ku burburshay gudaha Buuraha Galgala, PSF ayaa bayaan ay soo dhigtay Facebook-ka ku sheegtay maanta oo Axa ah. PSF ayaa bayaanka […]

English News

PSF destroy four roadside bombs in Galgala Mountains

March 4, 2018 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) has destroyed four roadside bombs in the Galgala Mountains, PSF said in a statement shared on Facebook on Sunday. In the statement, PSF said the destroyed bombs were planted […]

Puntland

Ciidamo katirsan Puntland oo gadood ku saabsan mushahaar la’aan ka sameeyay magaalada Qardho

March 4, 2018 Puntland Mirror 0

Qardho-(Puntland Mirror) Ciidamo katirsan Puntland ayaa gadood ka sameeyay magaalada Qardho, waxayna la wareegeen xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhexe, sida ay ku warantay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir maanta oo Axad ah. Ciidamadda […]

Puntland

Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay urur siyaasadeedyo is-diiwaangashay, iyada oo walaac laga qabo hanaanka dimuqraadiyeynta Puntland

March 3, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Garoowe ku soo bandhigay waxay ku sheegeen urur siyaasadeedyo is-diiwaangashay. Xoghayaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, Liibaan Saalax Maxamud ayaa sheegay […]

Press Releases

War-saxaafadeed: Shirka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya iyo dowladda federaalka Soomaaliya

March 3, 2018 Puntland Mirror 0

Kampala, 02 Maarso 2018: War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada […]

Somalia

Dowladda federaalka Soomaaliya oo sharci daro ku tilmaamtay heshiiska u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo shirkadda DP World

March 2, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamtay heshiiska u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Badda […]

Somalia

Madaxda dalalka ku tabarucay ciidamadda AMISOM oo shir uga furmayo Kampala

March 2, 2018 Puntland Mirror 0

Kampala-(Puntland Mirror) Masuuliyiinta dalalka ku tabarucay ciidamadda AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya, ayaa maanta oo Jimce ah shir uga furmi doonaa magaalada Kampala ee dalka Uganda. Shirka ayaa diirada lagu saari doonaa iskaashiga dagaalka […]

Posts navigation

« 1 … 6 7

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Mareykanka oo qirtay in labo qof oo shacab ah ay ku dileen duqeyn ka dhacday gudaha Soomaaliya sanadkii 2018

    April 5, 2019 0
    Washington-(Puntland Mirror) Taliska ciidamada Mareykanka ayaa maanta oo Jimce ah qirtay in labo qof oo shacab ah ay ku dileen duqeyn ka dhacday gudaha Soomaaliya sanadkii 2018. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa bayaan ay [...]
  • Ciidamadda Ammaanka Puntland oo saddex xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab ku qabtay buuraha Galgala

    February 8, 2018 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay buuraha Galgala, sida Ciidamadda Ammaanka Puntland (PSF) ay ku sheegeen bayaan ay soo dhiggeen Facebook-ka maanta oo Khamiis ah. Bayaanka, [...]
  • Askar katirsan ciidanka Danab oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Jubbaland

    September 7, 2020 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan askari oo katirsan ciidanka Danab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Jubbaland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Weerarka ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions