• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2017December

Month: December 2017

English News

Puntland Finance Minister presents 2018 budget to parliament

December 4, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntand Finance Minister has presented 2018 budget to parliament on Monday. The 2018 Budget is estimated at $ 92,713, 364, Finance Minister Abdullahi Saeed Arshe said a fund expected from UN agencies was […]

Puntland

Wasiirka Maaliyada Puntland oo baarlamaanka horgeeyay miisaaniyada sanadka 2018

December 4, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Maaliyada Puntland ayaa manta oo isniin ah baarlamaanka horgeeyay miisaaniyada sanadka 2018 ee Puntland. Miisaaniyada sanadka 2018 ayaa lagu qiyaasayaa $92,713, 364, Wasiirka Maaliyada Cabdullaahi Siciid Caarshe ayaa sheegay in miisaaniyada laga […]

World

Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax oo la dilay

December 4, 2017 Puntland Mirror 0

Sanca-(Puntland Mirror) Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in la dilay madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalax. Warbaahinta ay maamulaan falaagada Xuutiyiinta oo soo xiganaya saraakiil ayaa sheegay in la dilay Cali. Sawiro iyo muuqaalo wareegaya […]

Somalia

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo sheegay in 54 maleeshiyo Al-Shabaab ah ay isa soo dhiibeen tan iyo 14-kii Oktoobar

December 3, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Konton iyo afar maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay tan iyo qaraxii Muqdisho ee bishii lasoo dhaafay, sida uu sheegay wasiir dowladda katirsan. Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa […]

Puntland

Taliyaha ciidamada booliiska Garoowe oo digniin u jeediyay dhalinyarada falalka amniga lidka ku ah sameeya

December 2, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada booliiska magaalada Garoowe ayaa digniin u diray dhalinyarada falalka amni darada ah magaalada gudaheeda ka sameeya. Kornayl Maxamuud Muuse Bile oo oo loo yaqaan Fardafuul oo shir jaraaid ku qabtay maanta […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Muqdisho si uu uga qeybgalo shirar ka dhici doona halkaas

December 2, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa manta oo Sabti ah tagay magaalada Muqdisho. Kahor inta uusan ka dhoofin Garoowe, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu Muqdisho uga qeybgalayo shir ku saabsan amniga qaranka iyo […]

Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland oo Garoowe ku soo noqday kadib safar shaqo ee dalka Itoobiya

December 1, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa manta oo Jimce ah dib ugu soo noqday caasimada Puntland ee Garoowe kadib dhowr maalmood oo uu safar shaqo ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka […]

Posts navigation

« 1 … 5 6

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Taliyaha Ciidanka Turkiga oo yimid Muqdisho

    September 29, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyaha Ciidanka Turkiga Janaraal Hulusi Akar ayaa maanta oo Jimce ah yimid Muqdisho, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda ee Radio Muqdisho. Hulusi ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade ku soo [...]
  • Shan qof oo ku dhimatay weeraro ay Al-Shabaab ka geysatay Muqdisho

    February 16, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhigyo badan oo booliis iyo barkantaroolo amni oo kuyaala Muqdisho habeenimadii Arbacada, sida ay sheegeen saraakiil katirsan booliiska. Shan qof oo labo caruur ay yihiin ayaa lagu [...]
  • Mutinous Puntland forces seize HQ of Galkayo local government

    March 9, 2017 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) Mutinous Puntland forces have seized HQ of Galkayo local government on Thursday, sources said. The forces were angered after the government failed to pay their payments for more than a year, as security [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions