Wasiir Juxa oo shir looga hadlayo arrimo ku saabsan Soomaaliya uga qeybgalay dalka Finland
Helsinki-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid oo loo yaqaan Juxa ayaa shir uga qwybgalay magaalada Helsinki ee dalka Finland, sida uu sheegay xafiiska warbaahinta ee wasiirka. Shirka ayaa diirada lagu saaray dib-u-heshiisiinta, […]