Jarmalka oo $76 milyan u balanqaaday Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Jarmalka ayaa sheegay in ay 70 milyan oo lacagta Euro ah oo dhiganta ($76) milyan oo dollarka Mareykanka ay siin doonaan Soomaaliya si gacan looga geysto abaarta iyo cunto la’aanta ka jirta gudaha Soomaaliya. […]