• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2017January

Month: January 2017

World

Ugu yaraan 39 qof oo ku dhimatay weerar argagixiso oo ka dhacay baar lagu caweeyo oo kuyaala Istanbul

January 1, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Istanbul-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 39 qof ayaa lagu dilay tobonaan kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay baar dad badan ka buuxeen oo lagu caweeyo oo kuyaala Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha. […]

Posts navigation

« 1 … 16 17

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Raysulwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda cusub

    October 20, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda cusub fiidnimadii Isniinta. Isaga oo ka hadlayay xarunta madaxtooyada ayna ku hareeraysanyihiin golihiisa wasiiradda cusub, Maxamed Xuseen Rooble waxa uu sheegay in golaha uu ka koobanyahay [...]
  • Hoggaamiye dhaqameed lagu dilay degmada Hadaaftimo

    September 21, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Suldaan Xasan Cali Jibriil oo kamid ahaa hoggaamiye dhaqameedyada gobolka Sanaag ayaa lagu dilay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag maanta oo Jimce ah, sida warsidaha Puntland Mirror ay u sheegeen ilo-wareedyo katirsan dowladda [...]
  • Wasiirka waxbarashada Puntland: Goodax isaga laga rabaa in uu cadeeyo oo sheego meesha uu ku fashilmay imtixaanka Puntland

    May 19, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka waxbarashada dowladda Puntland ayaa beeniyay hadalkii wasiirka dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in imtixaanka Puntland uu fashilmay. Cabdullaahi Maxamed Xasan, wasiirka waxbarashada Puntland ayaa wareysi uu siiyay idaacada maxaliga ah ee Radio [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions