• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
  • [ December 14, 2022 ] Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah Somalia
Home2016December

Month: December 2016

Somalia

Ugu yaraan 7 qof oo lagu dilay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Afgooye

December 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todob qof oo ay kamidyihiin saddex katirsanaa ciidamada NISA iyo afar dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa ku dhimatay kadib markii dagaal culus ka qarxay magaalada Afgooye oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda […]

English News

At least 7 killed in Afgoye fighting between Somali government forces and Al-Shabab

December 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least seven including three Somali National Intelligence Agency (NISA) forces and four Al-Shabab fighters were killed after heavy fighting erupted in Afgoye town between the Somali army and Al-Shabab on Thursday, NISA […]

Somalia

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay dhaarinta baarlamaanka cusub

December 29, 2016 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa soo dhaweeyay dhaarinta baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo la dhaariyay 27-dii bishaan December, waxaana uu si dhiiran ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadaas dhaarinta baarlamaanka, […]

World

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin oo sheegay in heshiis xabad-joojin ah laga gaaray colaada Suuriya

December 29, 2016 Puntland Mirror 0

Moscow-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in heshiis xabad-joojin ah laga gaaray dalka Suuriya, heshiiskaas oo ay taageerayaan Ruushka iyo Turkiga. Wakaalada wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Khamiis ah sheegtay […]

Somalia

Madasha Hoggaanka Qaran oo dib u dhigay fulinta doorashada 18-ka xubnood oo ay dhawaan ku kordhiyeen aqalka sare

December 29, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya sidoo kale loo yaqaan (Madasha Qaran) ayaa dib u dhigay fulinta doorashada 18-ka xubnood oo ay dhawaan ku kordhiyeen aqalka sare ee Soomaaliya, sida ay ku sheegeen bayaan ay soo […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso ku socda

December 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali ayaa safar shaqo ku tagi doona magaalo xeebeedka Boosaaso ee gobolka Bari maalinta Jimcada, sida ay ilo-wareedyadu sheegaayaan. Inta uu safarkiisa Boosaaso ku guda jiro, Madaxweyne Cabdiweli […]

English News

Puntland President heading to Bosaso

December 29, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali will pay a working visit to Bosaso port town of Bari region on Friday, according to sources. During his visit to Bosaso, President Ali will hold meetings with […]

Somalia

Maleeshiyada Al-Shabaab oo dib u la wareegay degmada Moqokori kadib markii ciidamada is-bahaysanaya ay baneeyeen

December 28, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib u la wareegay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, sida ay ilo-wareedyadu sheegayaan. Maleeshiyo aad u hubaysan oo wata […]

English News

Al-Shabab militants recaptures Moqokori district after allied forces withdrew

December 28, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Al-Shabab militants have recaptured Moqokori district of Hiran region after Somali government forces and AMISOM troops withdrew, sources say. Heavily armed militants with battle-wagon on Wednesday morning moved into the district after allied […]

World

Erdogan oo ku eedeeyay Mareykanka in uu taageero kooxo argagixiso

December 28, 2016 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Turkiga iyo Ruushka ayaa si isku mid ugu eedeeyay Mareykanka in uu taageerayo waxay ugu yeereen “kooxo argagixiso” oo jooga gudaha dalka Suuriya. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay shalay oo Talaado […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 16 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]
  • Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah

    December 14, 2022 0
    Maxamed Cabdulle Nuur Abkow. [Isha Sawirka: Radio Muqdisho] Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdulle Nuur Abkow oo lagu helay in uu fududeeyay weerar [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somalia’s economic growth pace could rise to 3% in 2019 – IMF

    May 14, 2019 0
    Somalia’s economy continues to recover, with growth expected to strengthen to 3% in 2019 from 2.8% last year, while inflation could ease to 3% from 3.2% over the same period, the International Monetary Fund said [...]
  • Ganacsade daawooyinka iibiya oo loo doortay guddoomiyaha ururka PUNSAA

    March 25, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Faysal Axmed Warsame sidoo kalena loo yaqaan “Faysal Qaran” oo ah ganacsade daawooyinka iibiya  ayaa Khamiistii loo doortay guddoomiyaha ururka daneeyaasha aan dowliga ahayn ee Puntland (PUNSAA). Faysal Qaran ayaa helay 54 cod [...]
  • Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeybgalay Shir Weynaha Midowga Afrika

    January 28, 2018 0
    Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka qeybgalay Shir Weynaha Midowga Afrika maanta oo Axad ah. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeediyay Shirka oo ka dhacay xarunta Midowga Afrika ee [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions