• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
  • [ December 14, 2022 ] Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah Somalia
Home2016December

Month: December 2016

Somalia

Maleeshiyada hubaysan ee Al-Shabaab oo odayaal dhaqameed ku gowracday gobolka Mudug

December 1, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Maleeshiyada hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sideed oday dhaqameed gowracday  sidoo kalena dishay ugu yaraan todobo qof kadib muran ka dhashay bixinta sakada, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Muranka oo isku badalay dagaal xoogan […]

English News

Jalalaqsi governor wounds in a targeted attack

December 1, 2016 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Jowhar-(Puntland Mirror) The Jalalaqsi district governor of Hiran region, Mohamed Abdulle Fidow wounds in a attack which is targeted at his convey from Jowhar town to Jalalaqsi , according to the reports. The attack happened on […]

No Picture
Somalia

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo ku dhaawacmay weerar lala beegsaday

December 1, 2016 Mohammed Omer Ahmed Mulla 0

Jowhar-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ku dhaawacmay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen gaadiid uu la socday oo ka tagay magaalada Jowhar kuna sii jeeday Jalalaqsi, sida ay wararku […]

Editorial

Cabsi ku korodhay bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka kunool kadib weerarkii uu wiil Soomaaliyeed ku qaaday jaamacada Ohio

December 1, 2016 Puntland Mirror 0

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Columbus Ohio iyo dhammaan Mareykanka oo dhan ayaa cabsi lasoo deristay kadib markii wiil Soomaali ahaa oo qaxooti ku ah wadankaas uu 11 qof ku dhaawacay weerar toorayeyn ah oo uu […]

Posts navigation

« 1 … 15 16

Follow on Facebook

Most Read

  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]
  • Nin fududeeyay weerar lagu qaaday garoonka Muqdisho oo lagu xukumay dil toogasho ah

    December 14, 2022 0
    Maxamed Cabdulle Nuur Abkow. [Isha Sawirka: Radio Muqdisho] Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdulle Nuur Abkow oo lagu helay in uu fududeeyay weerar [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Samsung oo si rasmiya u joojisay soo-saarka Galaxy Note 7

    October 11, 2016 0
    Seoul-(Puntland Mirror) Shirkada weyn ee Tiknoolajiyada Samsung oo laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya ayaa si rasmiya u joojisay soo-saarka taleefoonkeeda gacanta ee Galaxy Note 7 kadib warar ku saabsan aalada oo sheegaya in dab uu [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Somaliland ay cawaaqib xumo kala kulmi doonto weerarka gardarada ah ay ku soo qaatay dhulka Puntland

    January 10, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa wacad ku maray in Somailand ay cawaaqib xumo kala kulmi doonto weerarkeeda gardarada ah ee ay kusoo qaaday dhulka Puntland. Isaga oo ka hadlayay shir saxaafadeed xalay oo Arbaco ahayd [...]
  • Dhageysiga maxkamada 10 nin oo loo heysto kufsi iyo dil gabar-yar oo dib loo dhigay muddo asbuuc ah

    May 4, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dhageysiga maxkamada toban nin oo lagu eedeeyay in ay kufsadeen oo dileen gabar yar oo 12-sanno jir ah, ayaa dib loo dhiggay ilaa asbuuca dambe, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada. Dhageysiga maxkamada ayaa [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions