Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020

Labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka saree e dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020.

Miisaaniyada 2020 ayaa waxaa meelmariyay golaha wasiirada bishii November, waxaana lagu qiyaasay $460, taasoo 18 boqolkiiba ka badan tii 2019.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*