Wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland oo is-casilay

Wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax sidoo kale loo yaqaan (Dujaana)  [Sawirka: Facebook]
Wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax sidoo kale loo yaqaan (Dujaana) [Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax sidoo kale loo yaqaan (Dujaana) ayaa maanta oo Talaado ah xilkiisii iska casilay.

Isaga oo saxaafada maxaliga ah kula hadlayay caasimada Garoowe, Dujaana waxa uu sheegay in uu is-casilay kadib culays kaga yimid tolkiisa, kuwaasoo qaadacay awood qeybsiga dowladda Puntland.

Waxaa uu noqday wasiirkii saddexaad oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli oo is-casila intii lagu guda jiray lixdii bilood ee lasoo dhaafay.

About Abdi Omar Bile 691 Articles
Senior Managing Editor at Puntland Mirror and Co-founder of The Site. His Special Passion is Covering Topics Related to Security and Business.You can follow him on Twitter @Abdiomarbile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*