Ugu yaraan labo qof oo lagu dilay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo deegaanka ah oo ka dhacay Buuhoodle

Ugu yaraan labo qof oo lagu dilay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo deegaanka ah oo ka dhacay Buuhoodle. [Sawirka: Archive]
Buuhoodle-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo qof ayaa lagu dilay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo deegaanka ah oo ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn maanta oo Sabti ah, sida ay warsidaha Puntland Mirror u sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha caafimaadka.

In ka badan todobo qof ayaa sidoo kale ku dhaawacantay dagaalka maanta oo Sabti ah oo ay sababeen aanooyin qabiil.

Colaada ayaa joogsatay kadib dadaalo ay sameeyeen odayaasha dhaqanka, sida ay ilo-wareedku sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*