Ugu yaraan 31 qof oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay gobolka Semnan ee waqooyiga dalka Iran

_92654913_mediaitem92654911
Ugu yaraan 31 qof oo ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay gobolka Semnan ee waqooyiga dalka Iran. [Sawirka: EPA]
Tehran-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 31 qof ayaa ku dhimatay tobonaan kalena waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo ka dhacay gobolka Semnan ee waqooyiga Iran, sida uu sheegay sargaal.

Shilka ayaa ka dhacay gelinkii hore ee Jimcada deegaanka subzero temperatures oo 250km dhanka bariga kaga beegan caasimada dalka Iran ee Tehran.

“Ilaa iyo hadda 31 qof ayaa dhimatay in ka badan 70 kalena waxaa la dhigay isbitaal,” sidaa waxaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay Mohammad Reza Khabbaz oo ah guddoomiye gobol.

Cilad dhanka farsamada ah ayaa keentay shilka, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka.

About Abdirahman Abdullahi Sheikh 241 Articles
Senior foreign news editor at Puntland Mirror. Expertise in writing military reports, geopolitics, and crime reports. Sheikh holds a bachelor of economic management and sciences and a master's degree in international relationship from International Islamic University Malaysia (IIUM).You can reach him on: abdirahman.abdullahi91@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*