Tartanka kooxaha heerka kowaad ee kubada cagta Puntland oo Garoowe ka bilaabmay

Tartanka kooxaha kubada cagta Puntland oo Garoowe ka bilaabmay. [Sawirka: Boqor Moha Kaysar/Facebook]
Tartanka kooxaha kubada cagta Puntland oo Garoowe ka bilaabmay. [Sawirka: Boqor Moha Kaysar/Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Tartanka naadiyaasha heerka kowaad ee kubada cagta ee gobolada Puntland ayaa maanta oo Axad ah si rasmiya uga furmay caasimada dowladda Puntland ee Garoowe.

Sagaal kooxood ayaa tartanka ka qeybgalaysa waxayna kala yihiin.

  1. Garoowe FC
  2. Somtel
  3. Homboboro
  4. SBC
  5. Bari FC
  6. Qardho FC
  7. Horseed
  8. Comsed
  9. Boosaaso FC

Ciyaartii ugu horeysay ee furitaanka ayaa galabta ka dhacday garoonka Mire Awaare ee Garoowe waxayna dhexmartay Garoowe FC iyo Bari FC waxaana 1 iyo 0 guushu ku raacday Bari FC.

Waa markii kowaad taariikhda ee la qabto horyaalka kooxaha Puntland.

Hoos ka Akhrsio shaxda isku aadka kooxaha.

No Maalinta Taariikhda Kooxahawadaciyaarayo Garoonka Saacadda
01 Axad 08/01/2017 Garowe City Vs Bari FC Garoowe 15:30  
02 Isniin 09/01/2017 Comsed Vs Bosaso FC Garoowe 14:00  
03 Isniin 09/01/2017 Qardho FC Vs Hombobaro Garoowe 15:45  
04 Talaado 10/01/2017 Somtel Vs       SBC Garoowe 14:00  
05 Talaado 10/01/2017 Bari FC Vs Horseed Garoowe 15:45  
06 jimce 13/01/2017 Qardho FC Vs Bosaso FC Qardho 15:30  
07 Jimce 13/01/2017 SBC Vs Garowe City Garoowe 15:30  
08 Jimce 13/01/2017 Somtel Vs Comsed Gaalkacyo 15:30  
09 Axad 15/01/2017 Bari FC Vs Qardho Boosaaso 15:30  
10 Axad 15/01/2017 Horseed  Vs Garowe City Garoowe 15:30  
11 Axad 15/01/2017 Comsed Vs Homboboro Gaalkacyo 15:30  
12 Talaado 17/01/2017 Bosaso FC Vs Bari FC Boosaaso 15:30  
13 Talaado 17/01/2017 SBC Vs Horseed Garoowe 15:30  
14 Talaado 17/01/2017 Homboboro Vs Somtel Gaalkacyo 15:30  
15 Jimce 20/01/2017 Qardho Vs Horseed Qardho 15:30  
16 Jimce 20/01/2017 homboboro Vs Bari FC Galakacyo 15:30  
17 Jimce 20/01/2017 SBC Vs Bosaso FC Garoowe 15:30  
18 Jimce 27/01/2017 Homboboro  Vs Horseed Gaalkacyo 15:30  
19 Jimce 27/01/2017 Garoowe City  Vs Qardho FC Garoowe 15:30  
20 Jimce 03/02/2017 Homboboro  Vs SBC Gaalkacyo 15:30  
21 Jimce 03/02/2017 Garowe City  Vs Somtel Garoowe 15:30  
22 Jimce 03/02/2017 Bari FC Vs Comsed Boosaaso 15:30  
23 Jimce 10/02/2017 Qardho  Vs Somtel Qardho 15:30  
24 Jimce 10/02/2017 Garowe City  Vs Homboboro Garoowe 15:30  
25 Jimce 10/02/2017 Comsed  Vs SBC Gaalkacyo 15:30  
26 Jimce 17/02/2017 SBC  Vs Qardho FC Garoowe 15:30  
27 Jimce 17/02/2017 Somtel  Vs Horseed Gaalkacyo 15:30  
28 Jimce 17/02/2017 Bosaso FC  Vs Somtel Boosaaso 15:30  
29 Jimce 24/02/2017 Bosaso FC  Vs Homboboro Boosaaso 15:30  
30 Jimce 24/02/2017 Somtel  Vs Bari FC Gaalkacyo 15:30  
31 Jimce 24/02/2017 Horseed  Vs Comsed Garoowe 15:30  
32 Jimce 03/03/2017 Bari FC  Vs  SBC Boosaaso 15:30  
33 Jimce 03/03/2017 Horseed  Vs Bosaso FC Garoowe 15:30  
34 Jimce 03/03/2017 Comsed  Vs Qardho FC Gaalkacyo 15:30  
35 Jimce 10/03/2017 Comsed  Vs Garowe City Garoowe 15:30  
36 Jimce 17/03/2017 Bosaso FC  Vs Garowe City Boosaaso 15:30

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*