Ciidamada NISA oo qarax mooto ku fashiliyay gudaha magaalada Afgooye

Somali soldier inspects three-motorbike known locally as “Dhug-dhugely” or “Bajaaj” in Mogadishu. [Photo:
Askari Soomaali ah oo gudaha Muqdisho ku baaraya mootada-saddexda lug leh oo gudaha dalka looga yaqaan “Dhug-dhugley” ama “Bajaaj”. [Sawirka: Getty Images]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Sirdoonka iyo Ammaanka dowladda Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in maanta oo Axad ah ay ku fashiliyeen qarax mooto gudaha magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha NISA ayaa sidoo kale sheegay in ay xireen saddex nin kuwaasoo rabay in ay weerarka qaadaan.

Ma cadda cida leh qaraxa mootada, balse shakiga ayaa ku dhacaya kooxda hubaysan ee Al-Shabaab, kuwaasoo geysta weeraro kuwaan oo kale ah.

About Abdi Omar Bile 698 Articles
Senior Managing Editor at Puntland Mirror and Co-founder of The Site. His Special Passion is Covering Topics Related to Security and Business.You can follow him on Twitter @Abdiomarbile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*