Shirkada isgaarsiinta Golis waxay raadinaysaa hal qof oo ah Operational Auditor iyo hal qof oo ah Database Administrator

Xarunta shirkada Golis Boosaaso. [Sawirka: Archive]
Xarunta shirkada Golis Boosaaso. [Sawirka: Archive]
Shirkada isgaarsiinta Golis qeybta magaalada Boosaaso waxay raadinaysaa hal qof oo ah Operational Auditor iyo hal qof oo ah Database Administrator.

Wixii faahfaahin dheeri ah ka dheeho file-ka hoose.

Riix halkaan si aad u download gareysatid file-ka: Jagooyin ka banaan Golis.

[gview file=”https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2017/01/Golis-Jagooyin-Banaan.pdf”]

1 Comment

  1. Waxaan ahay wiil somaliya waxaan halkan ka codsanayaa shaqo gobolka buntdland waxaan wataa shahaado master degree of Malaysia. Faculty waa international account and finance bachelor keeyga waa SIMAD mogadisho waxaan ka soo jeedaa gobolka shabelada dhexe waxaan ku noolahay UAE Dubai shaqadii ayaa iga dhamatay waxaan ushaqeynayay qunsuliyada somalia ku leedahay Dubai from 2007 ilaa 2018 hadeer ayaa lee ba dalay mogadisho mana donayo inan reer ka uraro amni xumo awgiisa waxaan rajeenayaa inaad iga sojawaabi doontaan fadlan
    00971559051674

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*