Shir lagu dhexdhexaadinayo labo beelood oo ka furmay magaalada Qardho

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo shirka martigeliyay. [Sawirka: Facebook/Weriye Khadro Waaberi Ciise]
Qardho-(Puntland Mirror) Shir lagu dhexdhexaadinayo labo beelood ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar.

Kulanka oo uu martigeliyay Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo soo afjari lahaa colaada u dhaxeysa beelaha Cali Saleebaan iyo Muuse Saleebaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*