Roobab mahiigaan ah oo sababi kara daadad oo la filayo in ay ka da’aan deegaanada xeebaha ee Puntland

Xeebta degmada Eyl ee gobolka Nugaal. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab mahiigaan ah ayaa la filayaa in ay ka da’aan deegaanada xeebaha ee Puntland iyadoo lagu guda jiro xilli roobaadkii Guga, sida maanta oo Isniin ah uu sheegay Barnaamijka Biyaha iyo Maareynta Warbixinta Dhulka Soomaaliya ee SWALIM.

Roobabka ayaa suurtagal ah in ay sababaan daadad gobolada Nugaal iyo Bari, SWALIM ayaa intaas ku dartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*