Reer Kuuba oo u murogoonaya hoggaamiyahoodii hore ee geeriyooday

1480238943-3576

Havana-(Puntland Mirror) Kuuba ayaa u murogoonaysa hoggaamiyahoodii Shuuciga ahaa ee Fidel Castro, kasoo dhimashadiisa la iclaamiyay shalay oo Sabti ahayd.

Calanka ayaa hoos oo loo dhigay iyadoo sagaal beri oo murogo ah la iclaanshay.

Fidel Castro, ayaa xukumayay dalka Cuba muddo ku dhow 50-sanno, iyadoo 2008-dii uu walaalkiis Raul Castro xilka kala wareegay.

Riix halkan si aad u akhrisatid: Taarikhda Fidel Castro

About Abdirahman Abdullahi Sheikh 241 Articles
Senior foreign news editor at Puntland Mirror. Expertise in writing military reports, geopolitics, and crime reports. Sheikh holds a bachelor of economic management and sciences and a master's degree in international relationship from International Islamic University Malaysia (IIUM).You can reach him on: abdirahman.abdullahi91@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*