Raysulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay Amiirka Qatar

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay Amiirka Qatar[Sawirka: Facebook]
Doha-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gudaha magaalada Dooxa kulamo kula qaatay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamin bin Hammad Al Thani.

Labada hoggaamiye ayaa ka wadaxaajooday xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida ay wararku sheegeen.

RW Soomaaliya ayaa magaalada Dooxa tagay asbuucii lasoo dhaafay si uu uga qeybgalo shirka Dooxa ee 2017-ka. Safarka ayaa ahaa kii kowaad oo uu Khayre ku tago dalka dibadiisa tan iyo markii uu noqday Raysulwasaare.

About Puntland Mirror 839 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*