Raysulwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay golaha wasiiradiisa

Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre. [Sawirka: Archive]
Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiiradda.

Khayre ayaa ku dhawaaqida ku sameeyay shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Magacyada golaha wasiiradda cusub ayaa kala ah:

  1. Cabdi Faarax Juxa – Wasiirka arrimaha Gudaha
  2. Yuusud Garaad Cumar – Wasiirka Arrimaha Dibada
  3. Maxamed Abuukar Isloow – Wasiirka Amniga Qaranka
  4. Jamaal Maxamed Xasan – Wasiirka Qorsheynta
  5. Cabdiraxmaan Bayle Ducaale – Wasiirka Maaliyada
  6. Khadiijo Maxamed Diiriye – Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
  7. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow – Wasiirka Warfaafinta
  8. Maryan Qaasim Axmed – Wasiirka Arrimaha Bini’aadanimada iyo Maareynta Musiibooyinka  
  9. Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi – Wasiirka Gaashaandhiga
  10. Cabdiraxmaan Daahir Cismaan – Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare  
  11. Wasiirka Arrimaha Dastuurka – Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
  12. Maryan Aweys Jaamac – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiid Cirka iyo Dhulka
  13. Cabdi Canshuur Xasan – Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada
  14. Shiikh Nuur Maxamed Xasan – Wasiirka Xanaanada Xoolaha
  15. Khadro Axmed Ducaale – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
  16. Cabaas Shiikh Cabdullaahi Siraaji – Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska
  17. Cabdirashiid Maxamed Axmed – Wasiirka Batroolka iyo Macdanta
  18. Siciid Xuseen Ciid – Wasiirka Beeraha
  19. Fowsiya Abuukar Nuur – Wasiirka Caafimaad iyo Daryeelka Bulshada
  20. Xasan Xuseen Xaaji – Wasiirka Cadaalada
  21. Saalax Axmed Jaamac – Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  22. Saalim Caliyow Ibrow – Wasiirka Korontada iyo Biyaha
  23. Iimaan Cabdullaahi Cali – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Dibada
  24. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf – Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka
  25. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi – Wasiirka Kalluumasysiga iyo Kheyyradka Badda
  26. Mahad Axmed Guuleed – Raysulwasaare ku-xigeen

Lix kamid ah golaha wasiiradda cusub ayaa ah haween.

Golaha Wasiiradda cusub ayaa la filayaa in ay baarlamaanka hortagaan maalmaha soo socda si codka kalsoonida loogu qaado, sida uu qabo dastuurka dalka.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*