Qarax miino oo ugu yaraan hal cunug ku dilay magaalada Gaalkacyo

Qarax miino oo ugu yaraan hal cunug ku dilay magaalada Gaalkacyo. [Sawirka]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan hal cunug ayaa ku dhintay kadib markii bumbo ay ku ciyaarayeen ay ku qaraxday xerada barakacayaasha Salaama ee kutaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo, sida ilo-wareed caafimaad uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror.

In ka badan 10 carruur ah ayaa ku dhaawacantay qaraxa waxaana loo qaaday isbitaalada Galkacyo, sida ilo-wareedku sheegay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*