Qaliin lagu sameeyay wasiirka amniga Puntland oo lagu guuleystay

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab . [Sawirka: Archive]
Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab . [Sawirka: Archive]
Garoowe-(Puntland Mirror) Qaliin keli gelin ah oo lagu sameeyay wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa lagu guuleystay, sida xubno kamid ah qoyskiisa ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.

Xaalada caafimaad ee wasiirka ayaa hadda ah mid aad u wanaagsan, iyadoo kelida cusubna ay shaqaysay, waxaana uu ku suganyahay isbitaalkii lagu qalay oo kuyaala dalka Hindiya, sida ay sheegeen qoyskiisa.

About Abdi Omar Bile 748 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*