Bar kantarool kutaala duleedka magaalada Garoowe. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ku amartay dadkeeda shacabka ah in aysan aadi karin deegaanka ay colaadu ka jirto ee Tukaraq.

Bayaan xalay kasoo baxay guddiga difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in dadka shacabka ah aysan tagin karin deegaanka Tukaraq iyo meelaha kale ee u dhow sida Buura-wadal, Hadh-wanaag, Faleyryaale, iyo God-qaboobe.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up