Puntland oo isku dartay haayadaha sirdoonka ee PIA iyo PSS

Kulankii asbuuclaha ahaa ee golaha wasiirada Puntland. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Madaxtooyada]
Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha wasiirada Puntland ayaa u codeeyay in la isku daro haayadaha PIA iyo PSS oo laga dhigay PISA, kulankii asbuuclaha ahaa ee maanta oo Khamiis ah ka dhacay Garoowe.

Magaca cusub ayaa imaanaya wax ka yar bil kadib markii madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali uu shaqada ka eryay taliyeyaashii haayadahaan ammaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*