Puntland oo iclaamisay Jimcada in ay tahay Ciidul Fidri

Wasiirka Arrimaha Diinta Saalax Xabiib Jaamac. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa iclaamisay in beri oo Jimce ah ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fidri, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Diinta Saalax Xabiib Jaamac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*