Maxkamada ciidamada Soomaaliya oo toogasho ku fulisay labo xubnood oo Al-Shabaab ah gudaha Muqdisho

Ciidamo fulinaya toogasho Muqdisho. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Isniin ah dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab.

Labada xubnood ayaa lagu eedeeyay in ay nabadoon Cabdiraxmaan Ciise Cali Xasan ku dileen gudaha Muqdisho sanadkii lasoo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada ciidamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*